Shaqo la’aantu waa xaalad dadka awooda ee shaqo doonka ah aysan shaqo heli karin. Heerka shaqo la’aantu waa halbeegga baahsanaanta shaqo la’aanta waxaana loo xisaabiyaa boqolley ahaan iyada oo loo qaybinaayo tirada dadka shaqo la’aanta ah dhammaan shaqsiyaadka hadda ku jira xoogga shaqaalaha. Shaqo la’aantu waa mid ka mid ah caqabadaha waaweyn ee haysta dalal badan oo Afrikaan ah, kuwaas oo inta badan loo aaneeyo musuqmaasuq, qabyaalad, qaraabo kiil iyo maamul xumo.
Waa kuwan waddamada Afrika heerka shaqa la'aanta.
Rank | Country | Heerka shaqo la'aanta |
1. | Zimbabwe | 95% |
2. | Burkina Faso | 77% |
3. | Jabuuti | 60% |
4. | Senegal | 48% |
5. | Kenya | 40% |
6. | Jamhuuriyada Congo | 36% |
7. | Liibiya | 30% |
8. | Lesotho | 28% |
9. | Namibia | 28% |
10. | Swaziland | 28% |
11. | Gabon | 28% |
12. | Koonfur Afrika | 28% |
13. | Mozambique | 22% |
14. | Malawi | 20% |
15. | Botswana | 20% |
16. | Sudan | 20% |
17. | Itoobiya | 18% |
18. | Zambia | 15% |
19. | Nigeria | 13% |
20. | Tunisia | 13% |
21. | São Tomé iyo Princeton | 12% |
22. | Masar | 12% |
23. | Ghana | 12% |
24. | Algeria | 12% |
25. | Mauritania | 12% |
26. | Tansaaniya | 10% |
27. | Uganda | 9% |
28. | Cote d'Ivoire | 9% |
29. | Morocco | 9% |
30. | Sierra Leone | 9% |
31. | Cape Verde | 9% |
32. | Equatorial Guinea | 9% |
33. | Eritrea | 9% |
34. | Mali | 8% |
35. | Central African Republic | 8% |
36. | Mauritius | 7% |
37. | Togo | 7% |
38. | Komoros | 7% |
39. | Cameroon | 4% |
40. | Seychelles | 3% |
41. | Liberia | 3% |
42. | Guinea | 3% |
43. | Rwanda | 3% |
44. | Niger | 3% |
45. | Madagascar | 2% |
46. | Benin | 1% |